Haweeney uur been ah ku soo qarisay Daroogo oo laqabtay +Video
Haweeney u dhalatay dalka Canada ayaa lagu xiray Airpor ku yaala dalka Colombia, xili ay ku sii jeeday magalada Toronto ee xaruta dalka Canda. Haweenaydaan ayaa lagu qabtay Daroogada nooca loo yaqano...
View ArticleArticle 3
Isniin 16-Diseembar-2013 [www.somculned.com] Jaamacada ku taal wadanka Nederland ee la yiraa TU Delft ee ku taala magaalada Delft ayaa ku guulaysatay in ay sameyso Robot la eg balanbaalista oo si xor...
View ArticleBisad Weerar Bahalnimo ah ku qaaday haweney.(Daawo)
sida ka muuqata filimka haweneydu waxay haraati ku wadaa bisad oo ay doonayso in ay ka cayriso afaafka hore ee guriga ay dagantahaay , waxaana banaanka ka jira baraf iyo qaboow daran. Bisadu ayaa...
View ArticleHotel ku yaala Nigeria oo lagu cuno hilibka dadka (By Liida)
Hotel ku yaala magaalada anambra ee wadanka Nigeria ayaa la shaaciyay in lagu qabtay hilibka dadka ayagoo ka gadayay dadka soo booqda hotelkaas. Police-ka ayaa shaaciyay in ay heleen labo madax oo dad...
View ArticleSawirro:- Aroos aan hore loo arag oo ay ku baxday malaayiin gollar oo loo...
Gabadha uu dhalay Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe dhawaan waxaa loo dhigay Aroos aad u weyn oo indha caalamka soo jiitay kuna baxeen Lacago Malaayiin Dollar ah. Arooska Simba Chikore iyo Bona...
View Article16 sano Soomaali ah oo nabad tegay kaddib markii uu hoos galay taayarka...
Will 16 sano jir ah oo nabad tegay kaddib markii uu hoos galay taayarka diyaarad hawada ku jirtay muddo 5 saacadood ah ayaa haatan la ogaaday inuu yahay Soomaali. Wiilka ayaa la sheegay in uusan oagayn...
View ArticleDaawo Jini Qal Qal Galiyey Ciyaar Kubada Cagta ah.
Arin Mucjiso ah ayaa waxaa ay ka dhacday Garoonka Kubadacagta lagu Cayaaro ee Kasani kadib markii la gu dhex arkay wax qalqal galinaya kubada cagta oo , markii ay kooxi maagto in ay kubada tuuro...
View ArticleSafiirka Marooko oo ka hadlay tacadi biliiska Nederland u geystay wiil yar
Axad 21-09-2014….Waxaa ka hadlay safiirka Nederland u fadhiya Nederland ka dib markii wiil Nederalandees ah oo asal ahaan Marookaan ah oo biliiska ku bilaabay in uu ku weeraro garuumo taasoo lala...
View ArticleMarkii ugu horeysay oo Tartanka kubadda cagta ee Soomaalida oo lagu qabanaayo...
Tartanka Kubada Cagta ayaa markii ugu horaysay lagu qabanayaa Garoonka Caalamiga ah ee Fayenoord ee Magaalada Rotterdam ee wadanka Holland,iyadoo ay tartankaan ka qeybgalayaan 16 kooxood oo ka...
View ArticleDawo Shekadaan Adiga ayaa Yaabidoonee!
Qaybta Ila qosol waxaan idiinku haynaa nin madoow oo qolyaha wax sixro ah oo boorso inta lagu soo dhex riday suuq dadka madoow nin cad uga tagay oo intay ku xamaameen ay ka dhacday kabtaydii ma aragtay...
View ArticleDaawo Vidio+SAWIRO: Yuhuuda oo maalintii 3aad ku jira Masjidka Al AQSA
Rabshado ayaa laga soo sheegayaa inay ka jiraan gudaha Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa ee ku yaalla Bariga Qudus Dalka Falastiin. Ciidanka Yuhuuda ayaa gudaha ugalay Masjidka waxaana gacan ka hadal uu...
View ArticleDAAWO: Fanaan Soomaali ah oo Tariin isku dhigay Jaceel Dartiis.!!!
Fanaan Caan ah si weyna Dhalinta Soomaaliyeed ay u fiirsadaan Heesahiisa ayaa laga soo duubay Muuqaal halis ah kadib markii uu naftiisa halis galiyay isagoo isku dhigay Tariin aad u dheereeya. Qisada...
View ArticleBanderbeyla: Raadiye lagu maalgeliyay in kayar $30
Waa saddexda galabnimo oo daqiiqado dhiman. Badriya Dayib oo ah weriye aan la tababarin waxay isku-aaddineysaa warqado qoraalkooda qalin loo adeegsaday oo laga jaray buug duug ah. Iyada iyo Maxamed...
View ArticleCaruurta Qaxootiga Ah Ee Imaanaya Sweden Waa In Labaraa Galmada
Isniin 25-01-2016 Wasiirada arimaha caruurta iyo sinaashaha Åsa Regnér ayaa wareysi ay siisay telefishinka SVT ku sheegtay in caruurta aan la wehlin ee qaxootiga ah loo baahanyahay in wax laga baro...
View ArticleGo,aano Cusub Oo Hirgalaya Maanta Kuna Saabsan Qaxootiga EU
Sabti 19-Maarso-2016 Maanta waxaa si rasmi ah heshiis u gaaray wadanka Turkiga iyo Midwoga Yurub oo ku heshiiyay in dhamaan qaxootiga ka soo gala Greece dhinaca Turkiga dib loogu celin doono Turkiga...
View ArticleMaalinta Beenta Iyo Balaayada Waa Maxay Kowda Apriil
Jimco 01-April-2016 Maanta oo taariikhdu tahay 1 April waa maalinta ay dad badan ugu yeeraan Maalinta beenta Aduunka. Waa maalin ay beentu caadi ka noqotay wadamo badan. Qaasatan wadamada reer...
View ArticleMadaxweyne Obama oo Booqday Hiroshima Dalka Japan
Jimco 27-Maay-2016 Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta tagay magaalada Hiroshima ee dalka Japan isaga oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Mareykan ah oo booqda magaaladaas, oo diyaaradaha dagaalka...
View ArticleWadamada Aduunka Ugu Wanaagsan Oo La Soo Bandhigay Sweden Iyo Soomaaliya Oo..
Axad 05-Juun-2016 Isbuucaan waxaa la soo bandhigay liiska 162 wadan ee ugu fiican aduunka, kuwaasoo lagu eegay dhowr arimood oo ay ka mid yihiin sida wadamadu ay u daryeelaan shacabkooda, iyo xiriirka...
View ArticleJowhar” wiil madaxiisa aancaadi aheyn oo ku dhashay Jowhar.
Waxaa isbitaalka ku yaal magaalada Jowhar ee ay gacanta ku hayso hay’ada IMC ku dhashay ilmo madaxiisa uusan caadi ahayn iyadoo xaalada caafimaad ilmahaas laga deyrinayo. Ilmahan ayaa dhashay 6dii...
View Article