Fanaan Caan ah si weyna Dhalinta Soomaaliyeed ay u fiirsadaan Heesahiisa ayaa laga soo duubay Muuqaal halis ah kadib markii uu naftiisa halis galiyay isagoo isku dhigay Tariin aad u dheereeya.
Qisada Jaceyl ee qabsatay Fanaanka Omar Sii Sii Somband ayaa maalmahaan dambe waxaa aad looga daawadaa dhanka Social Mediyaha gaar ahaan Youtub-ka iyo Facebook-yada waana markii ugu horeeysay oo la arko Fanaan Soomaaliyeed oo isku dayay in uu Tariin isku dhigo Jaceyl dartiis (Holac iyo Haraad) .