Quantcast
Channel: Layaabka – Qubanaha.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 42

Daawo Vidio+SAWIRO: Yuhuuda oo maalintii 3aad ku jira Masjidka Al AQSA

$
0
0

Rabshado ayaa laga soo sheegayaa inay ka jiraan gudaha Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa ee ku yaalla Bariga Qudus Dalka Falastiin.

Ciidanka Yuhuuda ayaa gudaha ugalay Masjidka waxaana gacan ka hadal uu dhexmarayaa dhalinyaro Falastiiniyiin ah oo ka carooday in Yuhuudu Masjidkaasi galaan.
Al Jazeera ayaa soo bandhigtay muuqaal ka tarjumaya waxa ka socda gudaha Masjidka Al Aqsa oo ciidanka Yuhuuda iyo dhalinyaro Muslimiin Falastiiniyiin ah ay isku hayaan.
Dhowr jeer Hore ayey Ciidanka Booliska Isra’el gudaha ugaleen Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa.

 

CO7jl-hWwAAwGgF CO7jlQ_WEAAbKou CO7jlxiVAAEXtwX CO7jmZQUYAAJF3G


Viewing all articles
Browse latest Browse all 42

Trending Articles