Quantcast
Channel: Layaabka – Qubanaha.com
Browsing all 42 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sideed Timahaaga u ilaalisaa?(Qormo xiiso u leh Dumarka).

Gabdho badan waxay ka cabsadaan in timahooda quruxdoodu ay tagto ama nafaqo beelaan, waxayna tamaniyaan in ay helaan habka ay ku soo celin lahaayeen quruxdii timahooda. Laakiin gabadh walbaa waa in ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hurdada badan haweenka Malagu furaa ?(Qormo Xiiso Leh)

Haweenka Kuwooda Hurdada badan waa kuwa ugu Furiinka badan, Inkastoo haweenku simneen hadana Alle Dabeecadaha muusan ka dhigin kuwa ay ka wada siman yihiin dhamaantood waxaa La xaqiijiyey Daraasad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Shariif oo Sodogiis Siiyay Xubintii Baarlamaanka ee Banaadiriga.

Muran ayaa ka dhex taagan beesha Banaadiriga ee la isku yiraahdo 12-ka Koofi, kadib markii Madaxweyne Shariif Sh. Axmed xubintii Baarlamaan ee ay lahaayeen beeshaasi uu siiyay Odayga dhalay Xaaska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Computer qabanayo Shaqada Tifaftirka wargeysyada.(War bixin xiiso leh).

Suxufiyiinta Mustaqbalka ayaa ah qaar aan qaadaneyn wakhti ay ku nastaan isla markaana si aad u dhakhso badan wax u qoraya kuwaas oo aan ka wer wereyn in shaqada laga fadhiisiyo ama ay ka gaboobaan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Godob guur iyo murugo qoys: “qiso naxtin leh”

Qisadaan ayaa waxa ay ku bilabatay hab somalida inta badan marka ay maqasho ah mid lagu farxo kadib markii koox raga oo ku hubeysan qoryaha fudfudud isla markaana wata dhowr gaari oo kuwa raaxada ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Godob guur iyo murugo qoys: “qiso naxtin leh” (la soco Qeybtii 2aad)

malintii dambe oo ay aheyd in lasiiyo  gabadha yimadeena guriga ayaa waxa uu odayga u sheegay in uu doonayo inuu siiyo gabadha balse waxa uu weydiiyay in ay baraan ninka uu siinaayo gabadhiisa  kadibna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hooyo ku dhibaataysan Sweden oo ka warantay qiso xanuun badan …(Akhriso)

Hooyo ku sugan dalka swedan qaasatan magalada Malmö aya lakulmay maalin anigo tareen saaran ayan ku dhex arkay iyado ku dhibaataysan tareenka dushiisa iyado ay wadatay 4 caruur oo aabo la,aan markii...

View Article

Ila qosol

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRADA YAAB BADAN:Ciyaar kubada Dabka ah oo laga Ciyaaro mid kamid ah...

Dalka Indonesia oo ah dalka ku yaalo qaarada Asia ayaa leh caadooyin kala duwan, mid kamid ah caadooyinkaas waxaa ka mid ah iyagoo ku ciyaar qunbaha oo holcaya sidii ku bad oo kale taas ka dhageeso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney jirta 109-sano oo u dabaaldegtey gabarnimadeedii mudo kusoo jirtay...

Iyadoo ku faraxsan Clara Meadmore in ay wali tahay gabar aan hoodi la oran oo lugaheeda la kala qaadin (bikro) ayay u dabaaldegtey da’adii 109-aad bishan October, waxaana arintan ay shaaca ka qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duuliye laysan la’aan lagu qabtay oo la xukumay.

Duuliye u dhashay wadanka Iswiidhan oo ay qabteen biliiska gaadiidka cirka ee  Nederland isagoo ka duuli lahaa gegida diyaaradaha ee magaalada Amsterdam ee Schiphol sannadkii 2010 ayaa waxaa lagu...

View Article

wax,yabaha mucjisoyinka alla ku cimri qado (Dawasho wacan )

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lamaane Aroos ah oo Hub Sita Mid kamid ah Layaabka Caalamka(Daaawo Sawiro)

Dukaan lagu iibiyo qoryaha dagaalka iyo xabadaha ayaa khidmadkiisa ku daray abaabulida aroosyada, iyadoo labada caruus la siinayo qoryo iyo rasaas ay ridaan waqtiga arooska, iyagoo bixinaaya lacag dhan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweney Dishay Canugeeda (Dawo Video)

Maxkamad ku taala dalkaas Ingiriiska ayaa waxaa lasheegay inay xukun xabsi daa’in ah ku xukuntey hooyo ku nool dalkaas Ingiriiska oo la sheegay inay si xun oo arxan daro ah ay u dishay oo ay gudha uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danwaco Ku nool London oo Guri kala Baxaday Canug yar oo Bilo jira(Daawo )

Dawaco magaaleed ku nool magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa sida lagu soo waramay sheegaysa in ay ilmo yar oo bilo jiro intay guri ugu gashay hooyadii ilmahaan dhashay oo mashquul ku ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Mwai Kibaki oo arin yaab leh ku dhacday (Maxay tahay ?) +Daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Layaab Maclin aan Gacmo laheyn oo Lugihiisa Ardayda Wax ugu Qoraayo (Daawo)

Dalka Hindia oo ah Dal dadkiisa ,aad u tirabadan yihiin ,ayaa ah dalka ugu horeya ee Caalamka ee ay ka dhacaan wax yaabaha Mucjisooyinka ah ,waxaana warbaahinta ay halkaasi ka soo wariyaan badanaa...

View Article


Dawo Shekadaan Adiga ayaa Yaabidoonee!

Qaybta Ila qosol waxaan idiinku haynaa nin madoow oo qolyaha wax sixro ah oo boorso inta lagu soo dhex riday suuq dadka madoow nin cad uga tagay oo intay ku xamaameen ay ka dhacday kabtaydii ma aragtay...

View Article

Wiil 4 jir ah oo ku nool Hargeesa oo oo wada xifdisan Siyaasiyiinta Caalamka...

Magaalada Hargeesa ee Caasimadda Soomaaliland waxaa ku nool wiil yar oo 4 jir ah kaasi oo la soo baxay Mucjiso ,waxana wiil kaasi lagu magacaabaa Maxamed C/qadir. Maxamed C/qadir ayaa waxaa dhawaan ku...

View Article

Boliska Holland oo Dooliyaal u tabaray Ogaanshaha qofka Toogashada Geysta.+Daawo

Policeka wadan ka Holland ,ayaa waxaa ay saxaafada u soo gudbiyeen Arin cajiib kadib markii ay sheegen in ay Tabareen Dooliyaal wax uriya kuwaasi oo so saarikara Qofka geysta toogasho. Police ka...

View Article
Browsing all 42 articles
Browse latest View live